Weerar qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday saldhig ay leeyihiin ciidanka Ugandha

Al-shabaab ayaa saaka weerar qorsheysan ku qaaday saldhiga ciidamada Ugandha ee ka tirsanm ATMIS ku leeyihiin degaanka Buulo Mareer ee gobolka Sh/hoose Goob joogayaal ku sugan gudaha magaalada Buulo Mareer sheegay inay arkayaan dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab oo gaaf wareegaya bartamaha magaalada. Weerarkan ayaa ku bilowday gaadiid qaraxo laga soo buuxiyey oo lagu qaaday … Continue reading Weerar qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday saldhig ay leeyihiin ciidanka Ugandha